Sidee Dadka Soomaaliyeed uga jawaabceliyeen duulaankii militariga itoobiya?

  • Abaaro 8:00 Subaxnimo ayay ciidamo kulabisan Dirayska ciidanka federal ka itoobiya oowata gawaadhiyada nooca dagaalka ah gacanta kudhigeen meela kamida maamulka magaalada caasimada ee Jig-jiga. Duulaankan ayaa noqday mid lamafilaana oo Ar-gagax badan kubeeray dadka deegaanka soomaalida gaar ahaan caasimada Jig-jiga. Hadaba sideebay dadka Soomaaliyeed uga hawabeen dhacdadaasi?
    Dadka soomaaliyeed ee isticmaala baraha isgaadhsiinta Facebook ayaa aad ugacadhooday duulaanka ciidamada Itoobiya ay kuqabsadeen qaarkamida goobaha dowlada deegaanka soomaalida. Waxaa la arkayay dadka soomaaliyeed oo taageeradooda ubadalayay qoraal lana wadaagayay asxaabtooda taasoo kutusaysa sinaanta iyo midnimada umada soomaaliyeed.

Majiro saadaalin dheeraada oolagabixinkaro waxa xigikara lakin iskacaabinta aysameeyeen dadka deegaanka soomaalida ayaa ah tusaale cad in aydadku kamidaysanyihiin dareenka ku aadan difaaca dhulkooda.img_5207img_5207

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s