Waxaa jira dad la,arkaayay iyagoo kaqaxaaya Guryohooda colaad oon soo afjarmin awgeed. Waxaa wali magaalada jigjiga lagadareemayaa Cabsi aad Ubadan.
Lama Oga inta aysiisoconkarto Cabsida lakiin waxaa walaac waynqaba dadka intooda badan. Hadaba xageebay dadkni wajahayaan? Maxaase xigikara Hadayxaalada Qaxa Iyo Cabsidu sidankusiisocoto?