Iskudhacyo kasocda magaalada Jigjiga maantay

By Ahmed Abdi abdulahi

January, 29 2019

Rabshado Iyo iskudhacyo ayaa galabnimadii maanta ilaa hada kasocda caasimda magaalada Jigjiga. Iskudhacyadan ayaa bilaabmay maanta galinkiidambe. Rabshadahan ayaa sida wararku igusoogaadhayaan udhexeeya qoomiyada soomaalida Iyo Qoomiyadaha kale ee axmaarada.

Waxuu iixaqiijiyay dad goobjoogayaal ahi inay indhohooda ku arkayeen Xabado Iyo Rasaas kasocotay magaalada Jigjiga dhexdeeda. Qof qarinaya Aqoonsigiisa ayaa sidan yidhi; ” waxaan Arkayay dad is eryanaya Iyo xabad dhawaaqeeda meelaha aan u dhawaa” hadaba Rabshadahan ayaa sal uh iskudhacyo ay samaynayeen dadka ajnabiga ah ee axmaadara Iyo soomaalida bilooyinkii ugudambeeyay

Waxyaalaha kusoobiira xaalada magaalada Jigjiga waan idinlasoowadaagi doonaa in shaa Allah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s