Maxaa hakiyay isusoobixii lagutaageerayay muslimiinta axmaarada ee magaadalada jigjiga?

Maxaa hakiyay mudaharaadadii Looqorsheeyay inay kadhacaan magaalada jigjiga?

WQ: axmed Cabdi Cabdulahi

December 22, 2019

Iyada oo maanta oo Axada ah loo asteeyay in taageero loomuujiyo masaajidadii lagugubay magaalada Mojjo ee deegaanka axmaarada ayaa waxaa saaka La’arkay gabi ahaanba Jawi kaduwan kii Larajaynayay kaasoo Hakiyay isusoobixii saaka lagutaageerilahaa muslimiinta deegaanka axmaarada. Waxaa saaka subixiihore Lagusoo daadiyay magaalada jigjiga Ciidamo kulabisan dirayska nooca Komaandoosta looyaqaano ama koofiyadcasta kuwaasoo Argagaxgaliyay dadkii saaka usookalahay inay dareen islaanimo umuujiyaan walaalahooda islaameed.

Waxaa gabi ahaanba kadhacay deegaanada itoobiya kakoobantahay isusoobaxyo lagu dalbanayo jawaabo cidii kadambaysay falkii foosha xumaa ee loogaystay goobihii cibaadaysiga maalimihii lasoodhaafay laakiin kamadhicin jigjiga iyo gabi ahaanba magaalooyinka kale ee deegaanka wax isusoobax ah taageero ah walaw ay dadka soomaalidu yuhiin 100% muslimiin. Arintan ayaa guud ahaanba kacadhaysiisay dadbadan gaar ahaan dhalin usookicitamay inay saaka dareenkooda kucabiraan sida ay ugaxunyihiin falalkii fooshaxumaa ee kadhacay magaalada Mojjo ee deegaanka axmaarada.

Dadbadan ayaa talaabadan u aanaynaya “jawaabcelin nacasnimo” iyada ood badhaha Facebook ga ku arkaysid qoraalo muujinaya sida dadka deegaanka soomaalidu ugacadhaysanyihiin in dawladu ayna dadka ufidin fasax ama bilawdo talaabo kahortag ama Cabsiin inayna dadku isusoobixin.

Qormadan waxay kusalaysanyahay fikirkayga iyo fikirka dadka oon sooguuriyay kaasoo kamida qoraalada aankudaabaco bartayda Word-press ka. Fikirkaagu waa iimihiim. Mahadsanid.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s